Wasiir Sabriye oo diiday in uu Xilka ka qaado Gudoomiyaal Degmo iyo R/W Kheyre oo ka carooday

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye uu ka biyo diiday qorshe la doonayay in xilka looga qaado qaar badan oo kamid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka G/Banaadir. Wasiir Sabriye ayaa loo geeyay Liis dheer ay ku qoran yihiin Gudoomiyaal Degmo oo xilka laga qaadayo iyo kuwii lagu bedeli … Continue reading Wasiir Sabriye oo diiday in uu Xilka ka qaado Gudoomiyaal Degmo iyo R/W Kheyre oo ka carooday